berberatoday.com
Budhcad Badeed Somaliya Oo Afduubtay Dooni La Sheegay Inay Kaluumaysi Sharcidaro Ah Biyaha Bada Somaliya Ka Samaynaysay
May 28, 2017 - Written by Berbera Today

Bosaso(Berberatoday.com)-Budhcad baddeed Soomaaliya ayaa afduubtay doon laga leeyahay dalka Koonfurta kuuriya, warbaahinta dalkaasi waxay sheegtay ina ay doonta saaranyihiin 21 shaqaale ah oo isugu jira saddex koonfur kuuriya u dhalatay iyo 18 Indonesian ah.

Lama faah faahin meesha ay doontu ka timi iyo meshay u socotay, walalow warar sheegaayaan inay ku jirtay kalluumaysi aan sharci ahayn iyada oo ka kaluumaysanaysay biyaha Bada Somaliya gaar ahaan xeebaha Gobolka Bari ee Putland.

Todobaadkan oo keliya waa doontii labaad ee burcad baddeedu afduubtaan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews