berberatoday.com
Xukuumada Soomaliland Oo Hanjabaadii Ugu Cuslayd U Diraytay Dawlada Soomaliya + Sababta
May 24, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha dibada Somaliland Muddane Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu dawlada Somaliya uu ugu hanjabey in hadii ay soo faro galiyaan arimaha gudaha Somaliland ay faro gali doonan arimaha gudaha dalka Somaliya isla markaana ay dagaal ku qaadi doonan

wasiir sacaad

Sacad Cali Shire oo wareysi siiyey Majalada African Arguments waxaa uu dunida ku canaantey in ay ceeb ku tahay in ay aqoonsan waayan Somaliland .

“26 Sanadood ayaa ka soo wareegtay markii aanu go,aansaney in aanu ka baxno midowgii wali lama aqoonsan lakiin Somaliland wax badan ayaa iska bedelay oo wey ka duwan tahay Somaliland tii 1991 ” ayuu yidhi

Wasiirka ayaa waxaa uu ka hadley dagaal dhex mari kara Somaliland iyo Somaliya ayaa waxaa uu yidhi ” Waxaan filayaa in uu yahay jidka Kaliya ee noo furan , waxaa ay ku andacoonayaan in ay Somaliland ka mid tahay Somaliya , hadii ay doonayaan in ay dhaqan galiyaan waxa ay ugu yeedhaan xaqa ay u leeyihiin in Somaliland laga maamulo Moqdisho markaas waanu la dagaalamaynaa, waana in aad dagaal gashaa , waxaana aanu faro gali doonaa arimahooda gudaha hadii ay arimaha gudaha Somaliland faro galiyaan ” ayuu yidhi wasiir Sacad Cali Shire .

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews