berberatoday.com
“Qumanaanta goortii la qubay rag isu qashaartay Ee qiilka loo maray qabiil qaranku waydooye Qudhaanjada sideedii markii qoloba meel aaday Qoysnimada goortii xusbiyo laysku kala qaybshay Qiimaha markii laga qadee qurux la naafeeyaay W/Q Saed Hassan Ali Sabca
May 24, 2017 - Written by Berbera Today

Qumanaanta goortii la qubay rag isu qashaartay

Ee qiilka loo maray qabiil qaranku waydooye

Qudhaanjada sideedii markii qoloba meel aaday

Qoysnimada goortii xusbiyo laysku kala qaybshay

Qiimaha markii laga qadee qurux la naafeeyaay

Qarandida raggii qaayibee qudhunka meelaystaay

Iminkaay qasaareen markay qolo ku faaneene

Qiimayn malaha qaayalloo sharaf qasaasilee

Waxay qarinayeenba rabbigu qeexay marag li.iiye

Ayagoo qalalayba sidii qaatil dhuuntaane

Iminkaay is qariyaan markay qiil u waayeen

Inkastoo qabaan quudhsigiyo qadaf ka diirayiin

qalbigiisu waligii qab galiin rag isku qiimeeyo

Maqsadkiisu qado lagu kulmiyo qaadka weeyaane

Muxu qolo fogeeya ilaay maanku waa qolofee

Iimaanku waa qani markaad qaayo leedahay

Asagoo qorshaha meel ku furiin wuu qarmacayaaye

Raqada lagu qabtaabu sidii dhidar qalaadaaye

Bulshadana naxluu quudiyaa qaana taliyaaye

Asagoo qasaara ayuu qadan ismoodaaye

Asagaa qushuuc beena iyo taash is qaayidee

Qayalkuba markuu qoodh isbidoo qaalinbaa dillee

muxu qolo fogeeyaa ilay maanku waa qolofee

 

Saed Hassan Ali Sabca
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews