berberatoday.com
Wali waxaa taagan Cadaalad daradii laga dagalmay iyo Jahiilnimo Diinta liid ku ah,
May 23, 2017 - Written by Berbera Today

dal aan cadalad leheen sidee ayuu dal ku noqon karaa,umaadkastaa waxaay hormar ku gadhaa kala danbeentaa iyo sharciga iyo waxwada qabsi iyo istix galin bulsho oo dhamees tiran iyo dhex gal bulsho oo dhamees tiran, Waxaan nahay dawlad 26 sano iyo ka badan dawlad sheeganaysaa hadaana aan sharcigeedu aanu difaaci kareen muwaadiiniinta dalka u dhashay, Maalinkastaa waxaad arkiisa dhaqaan, jaahiili soo noqnoqanaaya dawlaaduna aanay waxbaa ka qabaaneen, Waxaan ugu baaqiyaa culuumo owdiinka, Aqoonyahanad, uruurda dhalinyarda, uruurda ariimaha bulshaada, inaay ka dhiidhiyaan dhaqaan jaahiliga, Caddaaladu waxay lama huraan u tahay midnimada shacabka reer Somaliland, waxay tiraarka u taagaysaa qaran dheelitiran iyo dawladnimo dhuux leh Sidaas daraadeed,anigoo ku hadlayaa magacaygaa iyo magaca xisbiga Waddani waxaan ugu baaqiyaa xukuumada KULMIYE ee dhago culees, inaay caddalaada hor keento cidkaastaa oo gabdhaa sidaa u Gashaay, SOMALILAND WAXAA UGU GOBSAAN GABOOYE,

 

 

A/rahman Hassan Ali Hayste G/ Xigeenka Labaad

ee Xisbiga Waddani Germany

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews