berberatoday.com
Qado sharaftii aan Maanta u Sameeyey Mareeyaha Wakalada Biyaha Berbera W/Q Cabdiqaadir Fartaag
May 19, 2017 - Written by Berbera Today
Sharaf wayn ayay ii Ahayd in aan Maanta prof Axmed Aadan Ismail(Mareeyaha cusub ee Wakaalada Biyaha ee Berbera) qado sharaf ugu Sameeeyo Gurigayga ku yaal Magaalada Sheikh , isaga iyo Raxan ka mid ah haldoorka iyo aqoonyahanka dhalinyarada ah ee Magaalada Berbera iyo Shiikhba, Waxaan si gaar ah ugu Mahad naqayaa Asxaabti qiimaha lahayd ee Berbera uga soo socdaalay soo dhawaynta Maareeye Ahmed, Sida Dr Axmed Saleban Cajab, Musharax Cali jamac caraale , Ganacsade Mohamed Hassan carab, Khadar Muse , A/rashiid cali waraabe, Agaasime Cali Cisman Cabdilahi iyo Asxaab kale oo reer ceerigabo iyo sheekhba ahayd. Pro Axmed waxaanu wadaagna Dhalinyaranimada oo waa waajib I saaran inaan soo dhaweeyo dhalinta xilka loo magaacaabo, sidaynu dhamaanteenba u jecelnahay in la inoo soo dhaweeyo, Waxa kale oo aanu Axmed wadaagna in aanu isku nahay Bahda Qalinlayde, amase Bahda Macalimiinta, Axmed intaan ka aqaan waa aqoon yahan , leh fikir iyo Hal abuur togan, wax badana ku soo kordhin doona Wakaalada Biyaha ee Berbera Hadii eebe idmo. Kama Naxo waan ku farxaa oo ku faana Marka Nin facayga ahi talaabo hore u qaado,

W/Q Macalin Cabdiqaadir Fartaag

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews