berberatoday.com
Deg Deg Ah”Askari Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Oo Hargeysa Isku Del-delay Xaalada Sixirbararka Iyo Qiima Dhaca Shilinka Somaliland Darteed
May 14, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Askari  ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland ayaa goor dhawayd isku dhex dal-dalay xerada ciidanka qaranku ku leeyihiin caasimada hargeysa ee loo yaqaano birjeex sida ay noo xaqiijiyeen ilo xogogaal ah oo lagu kalsoon yahay.

Ilaa hada wax faahfaahin ah lagama bixin sababta keentay in askarigani is dilo balse wararka qaar ayaa sheegaya inay sababtay kor u kaca maciishada iyo sixirbararka naafeeyay dabaqadaha hoose iyo dadka danyarta ah ee Somaliland.

Xaalada Nololeed ee qoysaska ciidanka qaranka ee Somaliland ayaa mudooyinkii u danbeeyay laga dayrinayay maadaama aan ciidanka la siinin mushahar iyo gunooyin ku filan oo qoysaskooda ay ku dabaraan.

Musharaharka yar ee ay qaataana waxa lagu siiyaa lacagta shilinka Somaliland iyadoo taasina arinta kusii adkaysay maadaama hoos u dhac wayn ku yimi shilinkii Somaliland.

Arintan ayaa ah mid ugub ku ah Somaliland waana markii ugu horaysay ee askari ku shaqaynaya ciidanka qaranku isku daldalo dhibaatada haysata Somaliland iyo duruufta adage e lasoo daristay noloshiisa.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews