berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiyihii Haayadda Maamul Wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa Somaliland Oo Is Casilay
May 5, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyihii Hay’adda Maamul Wanaagga iyo la dagaalanka Musuq-maasuqa Xukuumadda Kulmiye Axmed Muxumed Madar ayaa goor dhaweyd si rasmi ah u shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu xukuumadda Ka Hayay.

Axmed Muxumed Madar oo ka mid ahaa ahaa kaadiriintii Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaasi isla markaana uu banaanka uga baxay xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay hadda u hadhsan tahay muddo kooban.
madar

casilaadda guddoomiyaha Komishanka Maamul wanaagga ayaa ka dambaysay ka dib markii ay maalmo uun ka hor uu madaxweynaha somaliland kulan la yeeshay hanti dhawrka guud, xeer ilaalinta iyo komishanka maamul wanaaga kuwaas oo uu kala hadlay sidii ay hantida qaranka u suggi lahaayeen wakhtiga kala guurka

 

 

Xigasho Baligubadlemadia

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews