berberatoday.com
Dawlada Shiinaha Oo Budhcad Badeed Somali Ah Ku Wareejiyey Maamulka Puntland + Sawiro
May 5, 2017 - Written by Berbera Today

Boosaaso(Berberatoday.com)-Dawlada Shiinaha ayaa waxaa ay maanta maamulka Puntland ay ku

wareejisay Saddex Nin oo budhcad badeed Somali ah .

Waxaana dekada magaalada Boosaaso maanta ku soo xidhay saxiimado ama doomo ay saran yahiin ciidmada badda Dalka Shiinaha waxana ay ciidamadaasi ay dawlada Puntland ku wareejiyeen saddex nin oo budhcad badeed ah oo lagu qabtay hawlgal dhicisoobay oo 8-deedii bishii hore ay budhcad badeedu doonayeen inay ku afdbuubteen Markab sita calanka Lubnaan.

Image may contain: 5 people, people standing, outdoor and water

 

 

Waxaana la sheegay in saddexdaasi maxaabiista ah uu ku jiro nin lagu magacaabo Cabdikariim Saalax Aw Koombe oo la sheegay inuu ka mid yahay hoggaamiyayaasha budhcad badeedda Somalida.

Sidoo kale waxaa ay ciidamada Shiinahu ay ku wareejiyeen maamulka Puntland ku wareejiyey hubka ay siteen budhcad badeeddaasi ee ay u adeegsadeen weerarkaas dhicisobey

Waxaana La Filayaa inay Maalmaha Soo socda Maamulka Putland Maxkamadayn doonaan Sadexda nin ee Budhacad badeeda ah,

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews