berberatoday.com
Siyaasigii Maxamud Cabdillahi Jaamac(Sifir)Oo Dalka Mareykanka Ku Geeriyooday
May 4, 2017 - Written by Berbera Today

News York(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariiste Siyaasigii Maxamud C/llaahi Jaamac(Sifir)oo ka mid ah Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Somaliland ayaa maanta ku geeriyooday magaalada New York ee dalka Maraykanka.

Marxuumka Sifir ayaa waxa uu Xilka Safiirka Somaliland ee dalka Kenya kasoo Qabtay Xukumada Siilanyo isaga oo Sababo Caafimaad awgeed shaqadaas uga fadhiistay.

Marxuumka waxa uu xilka Ku-xigeenka 1-aad ee Ra’isul-wasaaraha DKMG ka soo qabtay Xukuumaddii Ra’isul-wasaare Cali Maxamed Geeddi, ee uu Madaxweynaha ka ahaa Marxuum C/llaahi Yuusuf Axmed.

Waxaana kamida ahaa Siyaasiyiintii Xukumadaha dawlada Xamar La soo shaqaayay Alle Ha Unaxariistee

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews