berberatoday.com
Haddii aad Dalxiis ku timaadid Magaaladda berbera iyo badda batalaale fadlan shuruudahan buuxi:-
May 4, 2017 - Written by Berbera Today

Haddii aad Magaaladda berbera iyo badda batalaale aad dalxiis u imanaysid fadlan shuruudahan buuxi:-

Magaaladda berberi waa goob dalxiis oo ay ku taalo xeebta ugu dheeri sidoo kale waxa ku yaala Dekadda ugu balaadhan somaliland si aad macluumaad iyo xog u heshid akhri , haddii aad dalxiise ama dalxiisayaal tihiina akhri oo ku dhaqma.

1. Koox-koox
Haddii aad tihiin dalxiisayaal koox-koox u socda fadlan macluumadkan iyo tallooyinkanba raac.

Qorshe safar ku soo bax
Diyaar garaw safar , goor hore soo bax
Soo qaado agabka badda Sida:-
Dharkii dabaasha oo asturan
Dacas
Agabka ciyaarta sida kubad waa raggee.
Gaadhi haddii aad awoodaan si aad alaabta ugu kaydsataan.
Haddii aad seexanaysid sii diyaarso goob aad ku degto guri ama huteel.
Marka aad badda ka soo baxdid maydho ka dibna saliid ama creamka badda marso.
Biyo iyo sharaab ama talaagad barafeysan sii iibso hadaad awoodid.
Dalaayadda hadhka iyana waad soo qaadan kartaa , caw ama wixii la mida.
Asxaab hadaad ku leedahay sii ogaysii waa haddii aad kulankooda jeceshay.
Feejigni xagga dabaasha ah.
Hablaha walalkood, familkood ama waa u muhiim.

2. Kali-Kali
Haddii aad ku imaysid qof kaliya fadlan raac Talaabooyinkan.

Diyaar garaw safar wakhti wanaagsan soo bax
Dharkii dabaasha soo qaado
Dacas ama kabihii dabaasha
Koox-samayso aad la dabaalatid
Kaligaa haddii aad tahay ha fogaan.
Dadka la saaxiib
Biyo , sharaab soo qaado
Diyaarso Guri ama huteel aad ku degtid siina war gali haddii aad seexanaysid iyo haddii kalaba
Marka aad badda ka soo baxdid ka maydho Biyaha saliid ama creamka badda marso.
A,cga gaadhiga waad shidan kartaa
Dalaayada hadhka waad soo qaadan kartaa
Asxaabtaadda berbera sii war gali hadday kuu joogaan.
Feejignaan xaga dabaasha ah
Dadka waydii xagga laga galo badda

Goobaha aad booqan kartid

1. Moofaddii Boodhari
2. Xarunta kaydka kalluunka ee Fair fish
3. Haayadaha aan dawliga ahayn dawlada sida Yovenco Ngo, Soyca, Sos, Gavo, Xarunta Akhriska.
4. Masaajidka turkiga ee qadiimka ah I.w.m
5.Wershadda shamiitadda “Sibidhka”
6. Dhakhtarka xoogga
7. Dhakhtarka dhimirka, iyo dhakhtarka weyn.

Xafiisyadda dawladda

Dawladda hoose berbera
Xafiiska badhasaabka
Dekadda iyo DPW.
Haamaha shidaalka
Jaamacaddaha Badda , Golis iyo Alpha

Fiiro Gaara: Goobta dabaashu waa batalaale Maansoor area.

Meel aan lagu dabaalan ha ku dabaalan
Dadka ha ka fogaan
Dadka ha ku ciyaarin
Caawi wixii caawimaad u baahan
Wixii aad fahmi waydid dadka waydii
Saacadaha dabaasha baddu waa ilaa 5:00 galabnimo.
Khaladaadka badda iska jir.

Nadaafadda: waxa goobta badda berbera ay dawladda hoose ee berberi dhigtay agabkii qashinka isticmaal oo ku rid wixii qashina ama aad isticmaashay si aad nadaafadda u ilaalisid, sidoo kalana ka soo iibso xarunta dhirta ee berbera dhir kala duwan sida dhamasta oo kale , deegaanka iyo quruxdiisana ilaali, caagadaha sharaabka, Biyaha meel ku haboon dhig.

Wixii intaa kaaga baddan waad i waydiin kartaa.

Ku sii dar wixii aan ka tagey

Rakad Mxd Sultan
Farxaanmxd@gmail.com
0634400319

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews