berberatoday.com
Mid Ka Mid Ah Maamulada Dalka Somaliya Oo Madaxweyne Cusub Doortay
May 3, 2017 - Written by Berbera Today

Galmudug(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay maanta Madaxweyne cusub u doorteen Axmed Ducaale Geelle Xaaf isla markaana waxaa uu helay 54 cod.

Mr Xaaf ayaa ka guuleystay Axmed Shariif Cali Hilowle oo helay 34 cod, wareegii labaad ee doorashada.

 

Doorashadan ayaa aheyd mid xiiso leh, waxaana muuqatay in Musharax Xaaf uu ahaa Musharaxa ugu taageerada badnaa.

Image may contain: 1 person, eyeglasses

 

 

Guddiga doorashada ayaa ayaa ku dhawaaqay natiijada cododka doorashada, waxaana hoolka doorashada ka dhaceysay ka bilowday dabaal deg iyo sacab taageero loogu muujinayo Musharax guuleystay Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa noqonaya Madaxweynaha ugu da’da weyn Madaxda maamul goboleedyada dalka, waxaa uu horay u soo noqday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanadii hore, waa ganacsade caan ka ahaa Soomaaliya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews