berberatoday.com
War Farxad Leh”Roobabkii Shalay Galab Ka Da,ay Deegano Ka Tirsan Gobalka Sanaag Oo Ilaa Maanta Ka Da,aaya+Magacyada Deeganada Uu Roobku Helay
April 30, 2017 - Written by Berbera Today

Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya ka imanayaa gobalka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in roobabkii shalay galab qabsadey deegaano ka tirsan gobalkaasi ilaa hada ay ka da,ayaan .

Image result for Roobabkii Guga Oo Ka Da,ay

Deeganaadan ayaa waxaa ka mid ah magaalada Cerigaabo , Buurta Daallo , deegano hoos yimaada Magaalada Ceerigaabo , Magaalada Ceel Afweyn iyo deegano hoos yimaada

 

Roobabkan ayaa waxaa ay ka yimadeen ama ay ka horeen dhinaca bari ee magaalada Ceerigaabo , xalay ilaa shalay galab waxaa uu roobkaasi ka da,ay magaalada Ceerigaabo iyo Buurta Daallo

 

 

Roobkan oo aan kala go,in ayaa saaka waxaa uu ku sii fidey dhinaca galbeed ilaa uu gaadhey magaalada Ceel Afweyn oo ka mid ah goobihii ay ku dhufatey abaartii ugu xumeed .

Sidoo kale Roobka ayaa hada waxaa uu ka da,aaya Magaalada Ceerigaabo iyo afarteeda Jahaba , isla markaana cirka ayaa ah mid daruuro leh

Si Kastaba ha ahaatee deeganadan ay ilaa shalay ka da,ayeen roobabka lagu diirsadey ayaa waxaa ka jirtey abaartii ugu xumeed isla markaana dadka deeganadaasi ayaa wali u baahan caawimo maadama oo xoolihii ay haysteen ay abaarta ka laysay

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews