berberatoday.com
Halkan Ka Dhagayso Taariikh Nololeedkii Iyo Faneedkii Marxuum Abwaan,Fanaan,Mulaxamayste Rashiid Bullo Ibraahim Alle Ha Unaxariistee
April 29, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wuxuu ahaa fannaan weyn oo muddo ka badan lixdan sano ku soo dhex jiray fanka Soomaaliyeed. Waxaa geerida Rashiid Bullo u xaqiijiyay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige wiilkiisa Rafiiq Rashiid Bullo.

Rashiid Bullo wuxuu ku bilaabay fankiisa dhinaca muusiga Radio Hargeysa markii ingiriisku furay sanadihii afartameeyadii.

Wuxuu markii danbe noqday hoobal iyo abwaan curiya suugaanta.

Asalkiisu Hindi buu ahaa

Rashiid Bullo isirkiisu wuxu ahaa Hindi oo aabihii Balluu Ibraahim wuxu magaalada Saylac yimid 1886 wuxuunu guursaday haweenay Soomaali ah.

Waa abwaankii curiyay heesta Radio Hargeysa astaanta u ah ee ay hawada ku soo gasho kagana baxdo ee ” Halkani waa Hargaysoo Hirarka gaaban idin kala hadlaysee habeen wanaagsan”.

Allah ha u naxariisktee laxannada caanka ah ee uu sameeyay waxaa ka mid ah kuwa lagu qaaday heesaha ay ka midka yihiin “Indho Deeralay”, “Madheedhaale iyo hawd”, “Waan daalee” oo ka mid ah heesaha ay qaadaan fannaaniinta haldoor ka ah ee Soomaalidu.

Rashiid Bullo wuxuu ka tirsanaa ilaa hadda shaqaalaha Radio Hargeysa, oo wuxu maamule ka ahaa qolka kaydka cajaladaha.

Halkan Ka Dhagayso Wareysi Dheerb Oo Dhinacyo Badan Taabanaya oo Wariye Axmed Siciid Cige La Yeeshay Marxuum Rashiid Bullo Ibraahim Oo Taariikhdiisa Koobsanaya

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews