berberatoday.com
Dawlada Israel Oo Gantaalo Culus Ku Garaacdey Qeybo Ka Mid Ah Caasimada Dalka Suuriya Iyo Khasaaraha Ka Dhashey
April 28, 2017 - Written by Berbera Today

Suuriya(Berberatoday.com)-Gantaal ay Israa’iil ridday ayaa qaraxwayn iyo holac ka kiciyay xarun milatari oo ka agdhaw garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee magaalada Dimishiq ee dalka Suuriya sida ay sheegtay warbaahinta dawladdu.

Related image

Waxaaana ay wax yeelo soo gaadhey Haan shidaal iyo bakhaaro sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee Sana.

 

Laakiin jabhadaha Suuriya waxay sheegeen in meesha gantaalka lagu dhuftay ay lahaayeen dhaqdhaqaaqa Xisbullaah oo Suuriya dagaal ka wada iyaga oo garab u ah ciidammada dawladda.

Dawladda Israa’iil ayaa sheegtay in weerarkaasi uu “qayb” ka yahay siyaasaddeeda ku aadan in ay ka hortagto in Iiraan ay si qarsoodi ah hub ugu gudbiso Xisbullaah. Laakiin ma aysan carabka ku dhufanin in ay masuul ka tahay weerarkaas.

Israa’iil ayaa Xisbullah iyo Iiran oo taageerta u aragta halisya ugu wayn ee haysata

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews