berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Dawlada Somaliland Oo Ka Hadashay Shirka London Lagu Qabanaayo Somaliya , Digniina U Dirtey Ganacsatada Somaliland
April 28, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu ka hadley shirka dalka somaliya loogu qabanaayo magaalada London ee cariga dalka Ingiriiska

 

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in aaney Somaliland ka qeyb gali doonin shirkaas maadama aaney ka mid aheyn Somaliya isla markaana waxaa uu wasiirku digniin u direy ganacsatada iyo Haaya’adaha Samo falka ee Somaliland ka soo jeeda in aaney shirkaasi ka qeyb galin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews