berberatoday.com
Baarlamaanka Mid Ka Mid Ah Dalalka Qaarada Yurub Oo Mamnuucay Indho Shareerka Ama Neeqaamka Iyo Dalka Uu Yahay
April 28, 2017 - Written by Berbera Today

 

Germany(Berberatoday.com)-Xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka Jermalka ayaa meelmariyay sharci qayb ahaan mamnuucaya xidhashada indho shareerka Muslimiinta.Biilkan ayaa hadda la horgayn doonaa aqalka sare e baarlamaanka si loo meelmariyo.

 Shaqaalaha dawladda, garsooreyaasha iyo askarta ayaa laga hor istaagi doonaa in ay shaqada indho sharer ku xidhaan.

 

Xisbiyada dhanka midig xiga ayaa u ol’olaynayay in dalka oo dhan laga mamnuuco in indho shareer lagu xidhto goobaha ay bulshadu isugu tagto.

In kabadan hal milyan oo soogalooti ah oo badan kood ay yihiin Muslimiin bariga dhexe ka tagtay ayaa galay Jermalka 18kii billood ee la soo dhaafay.

Arrintaas waxaa dabosocday weeraro kala duwan oo ay qaadeen dad jihaad doon ah, waxaana ka mid ahaa midkii Baarliin ka dhacay maalintii iidda masiixiyiinta ee loo adeegsaday gaariga, kaas oo ay ku nafwaayeen 12 ruux.

Warbaahinta Jermalka ee ARD ayaa dhawaan lagu dhaliilay in uu ogolaaday in ay dood telefishin ka qaybgasho haweenay u dhalatay Switzerland oo indho shareer qabta

Wasiirka arrimaha gudaha Thomas de Maiziere ayaa sheegay in arrintan lagu mamnuucayo indha shareerku ay muujinayo sida dhaqamada kale looga dulqaadan doono Jermalka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews