berberatoday.com
Akhriso Qiimayn Lagu Sameeyay Awoodaha Ciidan Ee 127 Dal Oo Caalamka Kamid Ah Iyo Kaalinta Dawlada Xamar Ka Gashay
April 28, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-127 dal ayaa qiimeyn lagu sameeyay heerka awooda ciidan ee ay leeyihiin, Soomaaliya waxay gashay 126, waxaa keliya oo ka hooseeya dhinaca awooda ciidanka waa dalka Central Afiran Repuplic

10ka wadan ee qiiymentan ku noqday kuwa ugu horeeya waxay kala noqdeen , Mareykanka, Ruushka, Shiinaha, Hindiya, Faransiiska, Ingiriiska, Japan, Turkiga, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Wadamada saameynta ku leh arrimaha Soomaaliya waxay kala galeen kaalmahan: Itoobiya Kaalinta 42-aad , Kenya kaalinta 75-aad, Uganda Kaalinta 91-aad iyo Imaaraadka kaalinta 60-aad.

Warbixintan qiimeynta ciidamada waxaa soo bandhigay
Global Fire Power, oo marwalbo soo gudbiya qiimeyn noocyo kala duwan oo la xiriirta awoodaha, ciidamada iyo hubka.

 

Jama Deperani

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews