berberatoday.com
Gudida Caafimaadka Degmada Widhwidh Ee Gobolka Buuhoodle Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiir Xaglotoosiye Iyo Sababta
April 27, 2017 - Written by Berbera Today
  • Widhwidh(Berberatoday.com)-Gudida Caafimaadka Degmada Widhwidh Ayaa Maata Waxay Warfidiyeenada Kula Hadleen Magaaladaasi Yagoona Dhaliil Dusha Uga Tuuray Wasiirka Caafimaadka Soomaliland Saleebaan Ciise Xaglotoosiye

Gudida Ayaa Sheegay In Wasiir Xaglotooiye Wax Waxqabada Uusan Kasamayn Deganka Tan Iyo Intii Uu Wasaaradaasi Hayey Wasay Hadalka Udhigeena

Gudada Ayaa Kahadlay Gaadhi Wasaarada Maaliyadu U Ibisay Widhwidh In Saleeban Udhiibay Wiil Ay Xidid Yihiin Isana Uu Haatan Buuhoodle Iskaga Haysto

Xaalka Deganka Ayaa Ah Mid Cabsi Xoogleh Laga Qabo In Xanuunka Buuhoodle kajira Ee Shubanku Soogaadho Halka Banyaal Ay Dhowr Qof Ugudhinteen Maanta Iyo Maalmihii Tagay Wasida Uu Sheegay Dr Faarax Xasan
Ugu Danbay Madaxweynaha Somaliland Iyo Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Ayey Ugu Baaqeen In Ay Arinkaasi Soo Faragaliyaan Maadaama Wasiirku Dhinac Kajiro Widhwidh Oo Maalinkasta Buuhoodle Yimaado Deganakana Uu Ka Aminsan Yahay Meel Usan Xukumin

Hadalkaasi Waa Hadalkii Gudida Oo Sida Ay Yagu U Hadleena Wasiirka Oo Aan Xidhidh Lasameeyay Ayaanan Helin

Goobjooge Sakariye Wadani

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews