berberatoday.com
Dib U Xasuuso Taariikhda 3da Bisha May 2002, Waa Maalintii Xaqu Kusoo Dagay Ee Alle Oofsaday Hogaamiyihii Somaliland,ta Cusub Dhidibada Utaagay Marxuum Madaxweyne Cigaal
April 27, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Dib Xasuuso 3 Bisha May , Waa Maaalintii Alle Naxariistii Jano haka Waraabiyo Ee Uu Geeriyooday Hogaamiyihii Somaliland,ta Cusub ,Maxxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Waa sanadguuradii 17 Ee Kasoo wareegtay maalintaa xaqu Oofsaday Hogaamiye Cigaal, Maxaadse Ka Xasuusan Kartaa,

1-Hubkadhigistii Xoogagii Hubaysnaa Ee SNM, Kuwaas Oo Noqday Ciidamada Qaranka Somaliland Qaybihiisa Kala Duwan,

2-Waa Hogaamiyihii Sameeyay Dastuurka Qarankani Ku Shaqeeyo, Kadibna Aftida U Qaaday , Waxaana U Codeeyay %97 In Somaliland Dib Ula Soo Noqoto Xoriyadeedii Luntay Ama Marin habawday 1960,

Aftidan Ayaa Guud Ahaanba Ka Dhacday Somaliland,

3-Samayntii Astaamaha Qaranka Sida Lacagta Ugaarka Ah Qaranka Somaliland,

4-Samayntii Calanka Sadexda Midab Ah Ee tawxiidku Ku Qoranyahay,

Alle Ha U Naxariisto Mr Cigaal Ee Wuxuu Kasoo Jeeday Qoys Ladan oo Ganacsi, Aabihii

Wuxuu Kamid ahaa Ragii Ugu Horeeyay Ee Bilaaba Gancsiga Ka talaaba Badaha, Ee Xidhiidh Baayacmushtar La Furtay Xarumihii Ganacsi Ee Xiligaa Ka Jiray Dunida Sida Cadan iyo Dimishiq oo Suuriya Ah , Hindiya ,

Alle ha U Naxariisto Hogaamiyihii Somalilanta Cusub Ee Waxaa Iyana Xusid Mudan Muadadii Uu Ku Jiray Siyaasada iyo Hogaaminta Ex jamhuuriyadii Soomaaliya iyo Somalilanta Cusuba Lama Soo Sheegin Hanti Umadaeed oo Uu Qaatay,

Waa Hogaamiyaha kaliya Ee Aan Qoyskiisa Uga Tagin Hanti xataa Guri Uu Ka Dhistay Oo Magaciisa Ku Qoran Lama hayo, Mana Jirto Maanta Dhul iyo hanti kale Oo dawladeed oo Uu Qaatay Magaciisanna Ku Qoran,

Waxaa iyana Cajiiba Ubadkii Uu dhaly Rag iyo Dumarba Taariikhdu May Sheegin In Aay Ku Dhexmilmeen Hogaankii Aabahood hayay,

Waxaase Somalidu hal Hayn Ka Dhigatay[ Sida Ina Cigaal Siyaasada hantidaada Ayaa Loo Iibiyaa ee Hanti Lagama Dhisto]

Alle Ha U Naxarriisto Cigaal Ee Maalintii Uu Geeriyooday Ayaa BBC da Laanteeda afsoomaaligu waxay waraysatay Siyaasigii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo Hawlo badani Soo Dhexmareen ,waxaanu Yidhi, Ma Filayo In Maanta haldoolar Oo uu ka Qaatay Reer Somaliland In Aay Jiraan, Wax Uu Meel Ka Dhigtayna Ma Jirto,

Xuska sanadkan Ayaa waxaa Soo qaban qaabin Doona Ururka saxafada Ee Aay Leeyihiin Gobolka Saaxil[ sahil Development Media Association

 

Waari Mayside War Fiican Hakaa Hadho.

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews