berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Todobada Xubnood Oo Ka Tirsan Masuulyiinta Xisbiga Waddani .
April 25, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa ay maanta duhurkii ay Xabsiga dhigtey Todoba oo dhalinyaro ah isla markaana ka tirsan masuulyiinta xisbiga Waddani .

 

 

Sagaalkan Xubnood ayaa waxaa ay kala yahiin gudoomiyihii degmada Axmed Dhagax ee xisbiga Waddani Guuleed Ismaciil Cismaan , Gudoomiye ku xigeenkiisii Cawil Cabdilaahi Axmed iyo 5 Xubnood oo ka tirsan saraakiisha xisbiga Waddani ee Xaafada Maxamuud Haybe

 

Masuulyiintan ayaa la sheegay in aan la  qaban iyaga oo wax fal danbiyeed ah gacanta kula jira , mana jiro ilaa hada wax war ah oo ka soo baxay xukuumada oo arintan ku saabsan

Waxaana sidaasi shabakada Ilaysnews.com u xaqiijiyey saraakiil ka trsan xisbiga Waddani oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhey hada .

Gudoomiyaha degmada Axmed Dhagax ee xisbiga Waddani xadhigiisa ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa maalmo kooban uun ka dib marki masuuluulkani uu eedo cul culus uu jeediyey xukuumada gaar ahaan xisbiga Kulmiye .

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews