berberatoday.com
Wasiir Samsam oo Noqotay Masuulka Ugu Hawlkarka Iyo Waxqabadka Badan Masuuliyiinta Ku Jira Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo
April 25, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa noqotay masuulka ugu hawlkarka iyo waxqabadka badan ee ku jira golaha wasiiradda xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo

waxay danteeda gaarka ah ka doorbiday u shaqaynta qarankeeda iyadoo markasta iyo wakhti kasta u heelan wax u qabashadda bulshadda ay masuulka ka tahay

samsam cabdi aadan

wasiir samsam ayaa lagu yaqaanaa safaradda dhaadheer ee ay u gasho tabarucaadka bulshadda abaaraysan iyadoo subax kasta iyo maalin kasta wakhtigeeda ugu badan siisa u gurmashada bulshadeeda abaartu saamaysay

ma jiro masuul sidan oo kale uga soo baxay masuuliyadii loo igmaday waxaanay wasiirkani mudantahay ku dayasho wanaagsan iyo inay masuuliyiinta dhigeeda ahi kaga daydaan hawlkarnimadda iyo dedaalka ay ugu jirto qarankan curdinka ah

waxay noqonaysaa  wasiirkii ugu hawlkarka iyo waxqabadka badnaa  somaliland tan iyo intii dalka dib loogu soo noqday 1991

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews