berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Wasiir Cali Mareexan Oo Shil Gaadhi Galay , Goobta Uu Gaadhigu Kula Dhacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay+Daaw Sawiro
April 24, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka hawlaha guud iyo guryenta Somaliland Cali Mareexaan iyo xubno wehelinaayey oo gaadhiga la saarnaa ayaa waxaa uu gaadhi kula dhacay wadada u dhaxeysa Hargeysa iyo Gabilay

Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay khasaare kooban isla markaana uu dhawaac soo gaadhey laba ka mid ah ilaalada wasiirka

 

Sidoo kale wasiir Cali Mareexan iyo Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo gaadhiga la saarnaa ayaaney soo gaadhin wax dhibaato ahi marka laga yimaado dhawaaca soo gaadhey askartaas ilaalada ah

 

 

Wasiirka iyo waftigiisa ayaa waxaa ka soo laabteen safar ay maalmihii ugu danbeeyey ku joogeen magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews