berberatoday.com
Dawlada Talyaaniga Oo Sheegtay Inay Dacwad Ku Oogayso Samata Bixiyayaasha Tahriibayaasha Bada Ku Cadilma Iyo Sababta Ay Ucuskadeen
April 24, 2017 - Written by Berbera Today

Milan(Berberatoday.com)-Dacwad ooge Talyaani ah ayaa sheegay in samafalayaasha badbaadiya muhaajiriinta badda ku qaraqma ay xidhiidh toos ah la leeyihiin kuwa wax tahriibiya ee dalka Libiya ku sugan.

Carmelo Zuccaro Catania oo ku sugan Sicily badhitaana ku sameeyay suurtagalnimada in dadkaasi dambiyo galeen ayaa u sheegay wargeys ka soo baxa Talyaaniga oo lagu magacaabo La Stampa in telefoon lagaga la soo xiriiro dalka Libiya si ay u badbaadiyaan doonyaha.

waxaa uu sheegay in kuwa wax badbaadinayo ay iftiin u shidaan doomaha ay saaran yihiin muhaajiriintu si ay usoo eegtaab.

waxaana ay damiyaan jiheeyahooda ay ku safrayaan sid aanay ciidamada ilaalada xeebuhu u qabanin.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews