berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey Mashruuc Faa,ido U Ah Xoolaha Nool Iyo Nooca Uu Yahay Mashruucaasi
April 24, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqey in wasaaradiisu ay ku guuleysatey tijaabin ay ku sameysay caws Faa,ido weyn leh xoolaha nool

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in cawskan laga keenay dalalka Thailand iyo Austria isla markaana waxaa uu xusay in cawskan ay u qeybin doonan gobalada iyo degmooyinka dalka si inta la beero looga baxsado daaq la,aanta saameysa xoolaheena marka ay abaaruhu dhacaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews