berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudidida Garsoorka Qaranka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Tirada Kiisaska Dilalka Iyo Kufsiyada Dalka Ka Dhacay Sanadkii Tagay Ee 2016kii
April 24, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Shuurucda , Arimaha Garsoorka iyo xaquul iinsaanka ee golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa ay war bixin ka soo saareen kiisaka dilka iyo kufisiga ah ee sanadkii 2016 ka dhacay Somaliland

Guddidu waxaa ay sheegtay in kiiskaskii dhacay sanadkii 2016 ay u kala dhaceen sidan hoos ku qoran

 

Gobolka Maroodi-Jeex :- Waxaa ka dhacay: Dil (15) , Budhcadnimo (108), Kufsi (26), Shilgaadhi (55), Maandooriye (27), Iskuday dil (18).

Gobolka Togdheer:-Waxaa kadhacay: Dil (26), Budhcad-nimo (37), Kufsi (17), Shil gaadhi (29), Maandooriye (43), Iskuday dil (17).

Gobolka Awdal:- Waxaa ka dhacay : Dil (6), Budhcadnimo (11), Kufsi (8), Shil gaadhi (4), Maandooriye (12), Isku day dil (4).

Gobolka Saaxil:-Waxaa ka dhacay: Dil (12), Budhcadnimo (4), Kufsi (6), Shil gaadhi (47), Maandooriye (20), Iskuday dil (2).

Gobolka Sanaag:- waxaa ka dhacay : Dil (6), Budhcadnimo (4), Kufsi (19), Shilgaadhi (6), Maandooriye (4), Iskuday dil (8).

Gobolka Sool :-waxaa ka dhacay : Dil (3), Budhcadnimo (5), Kufsi (8), Shilgaadhi (12), Maandooriye (24), Iskuday dil (24).

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews