berberatoday.com
XUKUUMADA SOMALILAND. IYO WASIIRU DAWLAHA WASAARADA CAAFIMAADKA OO KU CEEBAYSAN. LIX BOQOL OO QOF. OO CUDURKA DAACUUNKA AHI KU DHACAY. OO JIIFA CISBITAALKA GUUD EE MAGAALADA BURCO ……W/Q CQBDIKHAALAQ DIIRIYE CAWAD
April 22, 2017 - Written by Berbera Today

XUKUUMADA SOMALILAND. IYO WASIIRU DAWLAHA WASAARADA CAAFIMAADKA OO KU CEEBAYSAN. LIX BOQOL OO QOF. OO CUDURKA DAACUUNKA AHI KU DHACAY. OO JIIFA CISBITAALKA GUUD EE MAGAALADA BURCO ……

UNBALACE IYO DAAWOOYINKA CISBITAALKA BURCO AY HAYADA CAALAMIGA AHI KU SOO CAAWIYAAN OO WASIIRU DAWLAHA WASAARADA CAAFIMAADKU U GUDBIYO DHINACA DEGMADA CAYNABO .. HALKA AY XUKUUMADU CAAWIMOOYINKII ABAARAHA EE MAGAALADA BURCANA AY. U DHAAFIN JIRTAY. DHINACAASI CAYNABO .. CISBITAALKA. BURCO OO SI WEYN U DAYACAN. …

Burco _ Wasiirka wasaarada caafimaadka iyo wasiiru dawlaha wasaaradaasi caafimaadka. Ayaa. Ku ceebaysan. Dadweynaha. Caruur iyo ciroolaba dhalin yaro iyo waayeel ba. Oo cudurka daacuunku faro kulul ku hayo gobolka togdheer degmooyinkiisa iyo tuulooyinkiisaba.

In kabadan 600. OO Qof Oo uu.ku soo dhacay cudurka la yidhaahdo DAACUUNKU ayaa la keenay cisbitaalka guud magaalada burco gaar ahaan qaybata NERSAN SCHOOL. Halkaas. (90) SAGAASHAN Qof oo ka mid ah dadkaasi. Daacuunku ku dhacay laga soo daad gureeyay gudaha magaalada Burco. Halka 510 ka qof ee kalana laga soo daad gureeyay. Degmooyinka iyo Tuulooyinka. Hoos yimaada dhamaantood maamulka g/Togdheer. Isla markaana. Dadkaasi oo daacacuunku ku soo dhacay. Ayaan loo hayn. Wax daawooyin ah oo haba yaraatee. La keenayna aanay jirin halka daawooyinkii hore u yaalayna ay dhamaadeen. Sidoo. Gaadiidkii UNBLACE. Ka. Loo yaqaanay ee caafimaadka. Cisbitaalka guud ee magaalada Burco oo ah. Kuwo. Gaboobay oo aan lahayn. Wax dayac tir ah. Kuwaasoo aan. Qaar ka mid ahina aanay shaqaynaynba. Midhka. Shaqaynayaana. Aanu lahayn Wax hoon ah. Ama dayactir. Gaadiid UNBALCE AHI Lahaan jiray. Isku soo wada. Duuboo. Xukuumada soomaliland iyo wasiirka caafimaadka. Iyo wasiiru dawlaha caafimaadka. Ayaa. U sabab ah. Daawayn la aantaa. Dad weynaha. Xanuunka cudurka daacuunka ahi ku soo dhacay ee. Wadhan cisbitaalka guud ee caasimada Burco. Sida ilo wareedyo lagu kal soon yahay ay u tibaaxayaan shabakada Salaanmedia.com. ayaa sheegaya in. Gaadhi Cusub oo hayadi ku soo caawisay cisbitaalka Burco Iyo daawooyin tiro badanba uu wasiiru dawlaha. Wasaarada caafimaadka soomaliland. U gudbiyay. Dhinaca. Degmada. Caynabo. Hadaba. Si kastaba ha ahaatee. Waxaa ayaan daro ah. In. Xukuumada soomaliland ay ka ogolaato gaadiidka UNBALCE ka iyo Daawooyin. cisbitaalka
Burco. Loogu soo deeqaba. Uu u gudbiyo dhinacaasi. Degmada. Caynaba. Wasiiru dawlaha wasaaradaasi. Caafimaadka ee. Jamhuuriyada. Somaliland. Guntii iyo. Gaba gabadii. Waxaanu baaq gurmad caafimaad. Ugu baa qaynaa Dhamaan Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Dhamaan qurba jooga. Ka soo jeeda. Gobolka Togdheer inay. U soo gurmadaan. Boqolaalkan qof ee. Xanuunka. Cudurka. Daacuunku. Ku soo dhacay. Mar haday. Xukuumadii soomaliland. Indhaha ka lalisay. …………

HADAAN HORE U AAMUSNAAN JIRNAY DIB UMA AAMUSI DOONO DHALIIL KASTA JIRTANNA WAANU SHEEGAYNAA ………..MANA AHA. DAD DHIMANAYA OO XANUUN DAACUUN AHI KU SOO DHACAY IN. LAYSKA. INDHO TIRO. AMA LAGA AAMUSO. ….

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews