berberatoday.com
Xoghayihii Dawlada Hoose Ee Hargesa Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Masuulka Kaloo La Magacaabay+Sababta Keentay Shaqo Ka Caydhinta Xoghayaha Hore
April 22, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warqad goor dhaweyd ka soo baxdey xafiiska wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaadey xoghayihii  fulinta ee dawlada Hoose ee Hargeysa Mawliid Kayse ( Mawliid Qaro )

Image may contain: 1 person, text

 Wasiirka arimaha gudaha ayaa waxaa uu u magacaabey in uu noqdo xoghayha cusub ee dawlada Hoose ee Hargeysa Muddane Cali Xassan Cawaale oo ka mid ah agaasime waaxeedyada wasaarada arimaha gudaha .

 

Wararka soo gaadhaya shabakada Berberatoday.com ayaa waxaa ay sheegayaan in maayar Solteco uu aad uga hawl galay sidii aan xilka looga qaadi laheyn xoghayihii hore , balse dawlada dhexe ayaa arintaasi ku gacan seydhay oo u joojin weyday dalabka maayar Solteco ee ahaa in xilka loo daayo xoghayihii hore

Sidoo kale wararka ay Berberatoday.com helayso ayaa sheegaya in sababta xilka looga qaadey ay tahay shaqadii dawlada hoose oo noqotey mid gaabis ah , wada shaqeyntii xukuumada dhexe iyo dawlada hoose oo daciiftey  iyo xoghayihii hore oo la sheegay in aad ugu dhex milmay maamulka dawlada hoose oo uu ugu horeeyo maayar Solteco

Si kastaba ha ahaatee xoghayhii hore ee dawlada hoose ayaa waxaa uu xilkaasi hayey muddo aad ku kooban oo 3 bilood ah

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews