berberatoday.com
Xisbiga Ugu Weyn Mucaaridka Dalka Turkiga Oo Dacwad Gudbiyey + Cida Uu Ka Gudbiyey Iyo Waxa Uu Doonaayo
April 22, 2017 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Xisbiga ugu wayn mucaaradka Turkiga ayaa dacwad u gudbiyey maxkamadda taas oo uu ku dalbanayo in la laalo natiijada aftidii dastuurka ee dhacday Axaddii hore, taas oo garabkii madaxweyne Recep Tayyib Erdogan hogaaminayey ku guulaystay isla markaana awoodihiisa si wayn u kordhin doonta.

Image may contain: one or more peopleXibiga Jamhuuriga ah ee Shacbigu markii uu dacwadda maxkamadda u gudbinayey wuxu sheegay in doodiisu tahay in aftidaa natiijadeeda la laalo maadaama oo malaayiin waraaqaha codka lagu bixiyey oo aan la shaabadaynin la tiriyey.

 

Waxa kale oo xisbigaasi dalbanayaa in dhaqan galinta dastuurka cusub isna la hakiyo ilaa inta maxkamaddu go’aan ka gaadhayso dacwaddan ay u gudbiyeen.

Haseyeeshee, madaxweyne Erdogan ayaa isna ku tilmaamay mucaaradka in ay guul darraysteen oo uu meel maray rabitaankii shacabku.

Arbacadii ayaa gudida doorashooyinka dalku ganafka ku dhufteen codsi loo soo gudbiyey oo ahaa in la buriyo natiijada aftidii la qaaday.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews