berberatoday.com
Wasaarada Gaashandhiga Dalka Mareykanka Ee Pentagon-Ka Oo Iminka Ku Dhawaaqdey In Dileen
April 22, 2017 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Wasaaradda gaashaan dhigga Maraykanka ee Pentagon-ka, ayaa sheegtay in ciidamo Maraykan ahi weerar ay ka fuliyeen dalka Suuriya gudihiisa, ay ku dileen kaaliye aad ugu dhaw hogaamiyaha kooxda la baxday Dawladda Islaamka, Abu Bakr al-Baqdaadi.

Image result for US Special MilitaryAf-hayeen u hadlay Pentagon-ka, John Thomas, ayaa sheegay in Cabduraxmaan al-Uzbeki la dilay lixdii bishan Abriil laakiin wax faahfaahin ah oo dheeraad ah muu bixin.

 

Waxa se uu sheegay in Al-Uzbeki uu ku lug lahaa qorshaynta weerarkii lagu qaaday xarun caways oo ku taal Istanbul horraantii sannadkan oo lagu dilay ugu yaraan sagaal qof.

Waxaa xusid muddan in shan boqol oo ciidamo gaar oo Maraykan ahi joogaan gudaha Suuriya, ay hadana dhif tahay in ay hawl gallo ka fuliyaan, muhiimaddooda koobaad na ay tahay uun in ay talo ciidan siiyaan kooxaha dalkaas ee dagaalka kula jira kooxda la baxday Dawladda Islaamka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews