berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Ku Hanjabtey Dacwad Lagu Soo Oogo Musharax Cabdiraxmaan Ciro Iyo Danbiga Lagu Eedeeyey
April 21, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay ku hanjabtey in dacwad lagu soo oogi doono gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro iyo xildhibaano ka tirsan golahaasi

No automatic alt text available.

 

 

Wasiir ku xigeenka gobalada iyo degmooyinka ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland Jaamac Cabdilaahi Biin ayaa waxaa uu ku hanjabey hadii la taabto oo uu sharcigu qabto maayaradii dhawaan ku biiray xisbiga Kulmiye ee xisbiga UCID dacweeyey in la waayi doono oo dacwado cusub lagu qaadi doono xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada oo uu ugu horeeyo gudoomiye Ciro

 

Wasiir ku xigeenka oo arimhan ka hadlaya ayaa waxaa uu yidhi

“Sharciyada dadka waa lagu wada qaada ama waa layska daayaa , maanta maayaradu waxaa ay marayaan halkii u danbeysay waa biyo qar qar soo gaadhey , wakhti lays taandheeyo ma aha , hadii se ay taandho timaado kuraasi badan oo baarlamaanka ah ayaa la waayayaa oo ay ka mid yahiin xildhibaanada ka wareegay iyo gudoomiye Ciro oo aaney naruuro sharci u noqoneen xeer baarlamaanka ee uu ka badelay arimaha yar yar lakiin waxaa sax noqon doona waxii aas aasiga ahaa ee Distoorka ku qornaa” ayuu yidhi wasiirku ku xigeenku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews