berberatoday.com
Weerar Xoogan Oo Lagu Qaaday Caasimada Dalka Faransiiska , Kooxda Daacish Oo Sheegatey Iyo Khasaaraha Ka Dhashey+Daawo Muuqal Iyo Sawiro
April 21, 2017 - Written by Berbera Today

Paris(Berberatoday.com)-Caasimada Dalka Faransiiska ee Paris Askari boolis ah ayaa toogasho lagu dilay,mid kalena waa lagu dhaawacay , sida ay sheegeen booliska Faransiisku. Wararkuna waxay intaa ku dareen in ninkii dableyda ahaa ee askarta toogtay isna markii dambe la dilay.

Image may contain: night, car and outdoor

Waxaana la xidhay isla markiiba goobtii ay toogashadu ka dhacday

 

Weerarkan ayaa waxaa uu dhacay xili musharaxiinta u tartamaya madaxtinimada dalku ay doodoodii ugu dambaysay ee Telefishanka ku dhex maraysay ka qayb galayeen ka hor maalinta codbixinta loo dareerayo oo ah Axadda soo socota.Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: one or more people, people standing and indoor

Arimaha doodda ba’ani ka taagantahay ayaa waxa ka mid ah mitidnimada Islaamiyiinta, ka dib markii weerarro baaxad lahaa oo dalka ka dhacay ay sheegatay kooxda la baxday Dawladda Islaamku.

Image may contain: one or more people, people standing and shoes

Image may contain: one or more people, people standing, people walking, car, night and outdoor

Waxaana Weerarkan Xalay Dhacay sheegtay kooxda la magac baxdey dawlada Islaamga ah ee ISIS , waxaana ay sheegen in mid ka mid ah dagaalyahanadeedu weerarkan uu qaadey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews