berberatoday.com
Dalka Ruushka Oo Dhaqaajiyey Markabka Ugu Weyn Dunida Ee Gantaalaha Xanbaaara Oo Uu Isagu Leeyahay Iyo Dekada Uu Iminka Ku Xidhay + Muuqaal
April 21, 2017 - Written by Berbera Today

Manila(Berberatoday.com)-Dalka Ruushka ayaa waxaa uu dhaqaajiyey Markabka dagaalka Varyag loogu yeedho oo ah ka ugu wayn dunida isla markaana uu isagu sameeyo

Image may contain: water and outdoor

Markabkan ayaa waxaa uu hada gaadhay caasimadda dalka Filibiin ee Manila, halkaas oo sida la sheegay uu safar saaxiibtinimo oo afar maalmood ah ku joogi doono.

 

Waxaana Markabkan uu Ruushku Sameeyo ee Varyag uu yahay markabka gantaalaha xambaara ee ugu wayn dunida, waxaana ku rakiban boqol gantaal oo noocyo kala duwan ah, kuwaas oo isugu jira, difaac iyo duqayn labadaba.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews