Daawo Muuqalka”Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Ka Hadlay Guddi Musdanbeed Ah Oo Loo Magacaabo Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Iyo Wada Hadalka Maamulka Khaatumo
April 19, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa dhawaan wareysi dheer la yeedhay telefishanka HCTV gaar ahaan barnaamijka Cod Shacabka .
Hogaamiyaha ayaa wareysigiisan kaga hadley arimo mihiim ah oo ka mid yahiin guddi Mus-danbeed ah oo la sheegay in loo magacaabi doono kominshan doorashooyinka iyo wada hadalka maamulka Khaatumo ay la furtey xukuumada Somaliland .