berberatoday.com
Raysal Wasaaraha Dalka Ingiriiska Oo Ku Dhawaaqdey Doorasho Guud Oo Lama Filaan Ah Iyo Xiliga Ay Dhici Doonto
April 18, 2017 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com0-Ra’iisul Wasaaraha dalka Britain Theresa May ayaa waxaa a ku dhawaaqday in doorasho guud ay dalkaasi ka dhaceyso 8-da bisha June ee soo socota, waxaana ay doorashadani ay tahay mid lama filaan ah.

Image result for Theresa May

Raysal wasaaraha ayaa waxaa ay kulan la yeelatey Golaheeda Wasiirada waxaana ay ku go’aamisay in dalka uu galo doorasho xilli hore ah, waxaana la filayay in doorasho dalkaas ka dhacdo saddex sano kaddib.

 

Ms May ayaa u baahan taageerida Baarlamaanka, si doorasho loo qabto ka hor sanadka 2020.

Ra’iisul Wasaaraha Britain ayaa xilka qabatay sanadkii hore, kaddib markii uu is casilay Ra’iisul Wasaarihii hore David Cameron.

Waxaana talaabadan soo dhaweeyey siyaasiyiinta Britain , waxaana doorashada geli doona dhamana xildhibaanada dalkaas.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews