berberatoday.com
Maxaad Ka Ogtahay Taariikhda Madaxweynihii Hore Ee Dalka Turkiga Ahmet Necdet Sezer Iyo Habdhaqanadiisiii Nacaybka Muslimka Iyo Anshaxa Xumada Ubadnaa W/Q Mohamed Abdi Hassan Diridhaba
April 18, 2017 - Written by Berbera Today

Sawirkan hoose waxaa ka muuqda madaxweynahii hore dalka Turkiga Ahmet Necdet Sezer, oo xilka hayay intaan xisbiga AKP iyo madaxweyne Erdogan tallada dalka qaban.

Wuxuu ahaa madaxweyne diinta islaamka aad u neceb, wuxuu ka mamnuucay dumarka shaqaalaha dawladda inay xidhaan xita maro ay timaha ku dadaan.

Wuxuu caan ku ahaa inuu khamriga ku cabo goobaha la iskugu yimaado, lamana uu gaban jirin, xita mar ayuu sheegay inuu qorshaynayo inuu xidho masaajidada ku yaalla dalka Turkiga.

Intuu xilka hayay dalka Turkiga waxaa soo wajahay dhaqaale xumaddii ugu darrayd, markii xisbiga AKP uu guulaystay talladda dalka 2003-dii wuxuu hormood ka ahaa xayiraad lagu soo rogay Reccep Tayyip Erdogan inuu raysal wasaare dalka ka noqdo, isagoo sabab uga dhigaayay in xaaskiisu ay xijaab xidhato.

 

 

 

W/Q Mohamed Abdi Hassan Diridhaba

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews