berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Mus-Danbeed Uu Madaxweyne Siilanyo Sheegay In Uu U Magacaabi Doono”Daawo Muuqal
April 17, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadleen guddi mus-danbeed ah oo uu madaxweyne Siilanyo sheegay in uu u magacaabi doono

Image may contain: 1 person, text

Gudoomiyaha guddidaas Cabdiqaadir Iiman Warsame oo arintan ka hadley ayaa sheegay in dalku uu sharci leeyahay isla markaana Haaya’ada ugu sareysay ee dalkan Doorasho ka qaban kartaa ay kominshanka doorashooyinka tahay

 

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa xusay in aaney wali soo gaadhin qoraal rasmmi ah oo arintan lagu ogeysiinayo balse waxaa uu si dadban ganafka ugu dhuftey guddidaas Mus-danbeedka ah , isaga oo ku doodey in sharciga dalka aaney cidna ka sareen oo lagu shaqeyn doono

” Waxeynu ku dhisanahay Xeerar sharci ah , xeerarkaas sharciga ahna nina kama sareeyo , xeerarkaasina waxaa ay na farayaan ayaanu ku dhisanahay “ayuu gudoomiyaha kominshanku kugaa gaabsadey su,aashi arintan laga weydiiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews