berberatoday.com
Calaamadaha Aad Ku Garan Karto In ill Kugu Dhacday Iyo Sidaad Iskaga Dawayn Lahayd W/Q Muhanad Tiij Guleed Al-Maakhiri
April 17, 2017 - Written by Berbera Today

Calaamadaha aad ku garan karto in ill kugu dhacday iyo sidaad iskaga dawayn lahayd
waxa lagu gartaa qofka ishu ku dhacdo

1: garaac wadnaha ah oo mar kasta xoog u
shaqeeya ama waqtiyada qaar
2: ßaaßacooyinka gacmaha ama luga haa oo uu
kulayl ka dareemo ……
3: qofka oo mar kasta madaxu xanuuno
4: qofka oo ka ßaqda guurka kana sii war wara …
5: hurdo la’aan
6: saska faraha ßadan ee haßeenkii
7: shaki fara ßadan iyo qofkoo ka fikira mar
kasta waxa ku dhici doona
ishu waxay saßaßi kartaa waxyaaßo ßadan
waxanay keentaa xataa in qofku ku dhinto
ishu waa laßa… mid aad garanaso cida ku ilaysay
ama ku xaasiday …….. taasi waxa aad kaga
bogsankartaa sida rasuulkeenu sheegay scw in
biyo uu qofka ishu ka dhacday ku ways waystay
ka ishu ku dhacday ku maydho!
lkn hadaanad garanayn cid ay ishan kaaga
dhacday waxad samaynasaa sidan!
hadaßa adigaa quraanka isku akhriyi kara adoon
cidkale u tagin lkn waa inaad waxii hore eed
samayn jirtay ee ficilo xunxun ahaa aad joojiso
…… ilaahayna aad talo saarato
Bismilaah
biyo ayaa…
waxaad ku akhriyaysaa suuratul faatixada ama
alxamdu (7 jeer)
aayadu kursiga (7jeer)
suuratu israa aayada (81-82)
ﻭﻧﻨﺰﻝ ﻣﻦ ﺍﻟﻘﺮﺍﻥ ﻣﺎ ﻫﻮﺷﻔﺎﺀ ﻭﺭﺣﻤﺔ ………….
Suuratul fusilat (43-44)
ﻭﻟﻮ ﺟﻌﻠﻨﺎﻩ ﻗﺮﺀﺍﻧﺂ ……….
Suuratul taßaarik (1-4)
suuratul qalam ( 50-51)
ﻭﺇﻥ ﻳﻜﺎﺩ ﺍﻟﺪﻳﻦ ﻛﻔﺮﻭ ﻟﻴﺰﻟﻘﻮﻧﻚ ﺑﺄﺑﺼﺎﺭﻫﻢ …
Suuratul ikhlaas ama qul huwa lah (1)
suuratul falaq ama qul acuudi birabil falaq (1)
suuratul naas ama qul acuudu ßiraßi naas (1)
ßiyuhu waa inay kuu filan yihiin inaad caßto
ßadhka kalana aad jidhka gaßigiisa ayaad ku
masaxasaa mudo todoßaad ah adigoo ilaahay
talo saaranaya swt …
Insha allaah todobaad ka bacdi waxa isku arki
maysid bi idni laah swt …..
Waxa kale oo kasii muhiimsan ducooyinka qofka
ka ilaaliya isha shaydaanka iyo xasadka! Subixii
iyo galaßtii aad akhrido il iyo xasad midna kugu
dhacayn bi’idni laah…
( ﺃﻋﻮﺩ ﺑﻜﻠﻤﺎﺕ ﺍﻟﻠﻪ ﺗﺎﻣﺂ ﻣﻦ ﻛﻞ ﺷﻴﻄﺎﻥ ﻭ ﻫﺎﻣﺂ ﻭﻣﻦ ﻛﻞ ﻋﻴﻦ ﻵﻣﻪ )
iyo laßada duco ee kale ……….. Kolßa intaa karto
………
Wixii su’aala ee qaßto comentiga dhexdiisa nagu
waydii anana waanu kaaga jawaaßi insha
allaah……….
ilaahay isagaa xanuunka keena isagaana dadka
ka dul qaada ….. qofkuna haduu ilaahay talo
saarto wax dhibaya ma jiro ….
hadii aad awoodo u share garee asxaaßtaada si
aad ajar uga hesho dadkuna uga faa’idaystaan

 

 

Muhanad Tiij Guleed Al-Maakhiri

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews