berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maayarka Hargeysa Oo Warbaahinta La Soo Hor Fadhiistey Hadalo Uu Ku Raali Galinaayo Marwo Aamina Waris
April 14, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco ayaa waxaa uu saaka warbaahinta la soo hor fadhiistey hadalo u muuqda qaar uu ku raali galinaayo Marwada madaxweyne Siilanyo Marwo Aamina Waris.

Image may contain: 2 people, closeup

 Maayarka ayaa waxaa uu difaacey sababta ay u baneeyen wado hor marta Hotel ay leedahay marwo Aamina Waris isla markaana waxaa uu maayarku sheegay in wadadaasi aan loo baneen Hotelka balse loo baneeyey Ciidanka Damdamiska

 

Sidoo kale Maayarka ayaa Marwo Amiina Waris Ka Difaacey Eedo uu sheegay in ay shalay uga yimaadeen  siyaasi Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews