berberatoday.com
Ciidamo Mareykan Ah Oo La Geeyey Magaalada Moqdisho Iyo Shaqooyinka Ay Ka Qaban Doonan
April 14, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Ciidamo Mareykkan ah ayaa waxaa la geeyey magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya , sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ahi .

No automatic alt text available.Ciidamadan ayaa waxaa ay Moqdisho u yimadeen sidii ay tobabaro u siin lahayeen ciidamada Somaliya ee dagaalka kula jira Ururka Al-Shabaab sida la sheegay , waxaana ciidankaasi codsatay dawlada Somaliya in la keeno dalkeeda.

 

Ciidankan Mareykanka ah ayaa waxaa ay magaalada Moqdisho ay ka degeen 2.04.2017 iyada oo ciidankaasi lagu sheegay in ahayeen qaar kooban oo aan sidaasi u sii badneen isla markaana saraakiil tobabar bixin doonta ah Waxase ay warar hoose sheegayaan inayn ka qeyb qaadan doonaan dagaalka lagu jiro kooxda Xagjirka ah ee Alshabaab.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews