berberatoday.com
Ciidamada Booliska Hargeysa Oo Xabsiga Utaxaabay Sadex Suxufi Oo Kahawl Gala HCTV Iyo Sababta Keentay
April 13, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa saaka xabsiga utaxaabay saddex Wariye oo ka hawl gala telefishanka HCTV  xaruntiisa Magaalada hargeysa

Image may contain: 2 people, camera and text

Saxafiyiintan ayaa waxaa ay magacyadoodu kala yahiin 1.Saxafi Cabdiqaadir Codey 2.Saxafi Xassan Galeydh 3. Camera Man Maxamed Gaabane .

 

Waxaana la qabtey saxafiyiintan iga oo duubaya mudaharaad saaka ka dhacey suuqa weyn ee magaalada Hargeysa kaas oo ay ganacsatadu kaga cabanayeen sicir bararka iyo sarifkii lacagta Dollarka oo gaadhey halkii ugu sareysay .

Waxaana Lagu Haystaa Sadexdan Wariye Maxaad dareenka Dadka shacabka ah ugudbinaysaan ilaa Hadana waxay ku Xidhan Yihiin Saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargaysa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews