berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Lataliyihii Madaxwayne Siilanyo Ee Arimaha Doorashooyinka Cabdillahi Jawaan Oo Iscasilay Iyo Taladii Iyo Xukunkii Dalka Uu Sheegay In Aanu Gacanta Ugu Jirin Madaxweynihii La Doortay
April 12, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhaweyd magaalada Hargeysa kaga dhawaaqey in uu is casilay la taliyihii madaxweyne Siilanyo ee arimaha doorashooyinka Muddane Cabdilaahi Jawaan .

 Sidoo kale Cabdilaahi Jawaan ayaa waxaa uu iska casilay xubin nimadii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye .

Iscasiladiisa ayaa waxaa uu sabab uga dhigay masuulkani in taladiisii aaney cidi qaadaneen , madaxweyne Siilanyo oo uu la taliye u ahaana aanu arkeenba isla markaana xilkii loo dhiibey lagu qiimeyn waayey

 

Dhinca Cabdilaahi Jawaan ayaa waxaa uu sheegay in taladii dalku ay gacanta u gashey dad aan loo dooran oo iyagu ka go,aan gaadhaya arimaha waa weyn ee masiiriga u ah dalkan

” Dad aan la dooran ayaa go,aanadii ugu danbeeyey ee dalka gooyey , taasna meel ku tagi meyno , madaxweyne siilanyo canbaareyn maayo lakiin taladi loo doortey waa baylah , dalka dhana waxaa xukuma wasiirka madaxtooyada ” ayuu yidhi

Dhinca kale waxaa uu Cabdilaahi Jawaan saluug xoogan ka muujiyey hanaanka shaqo gudida doorashooyinka isaga oo xusay in aanu arkeen qorshe ay wadaan gudidaasi oo doorasho dalkan lagaga  qaban karo isla markaana waxuu ugu baaqey in ay iscasilaan

” Gudida dorashooyinku Wadadii doorasho lagu qaban lahaa ma hayaan , in loo yeedhaayo oo ay amar qaadanayaan baan arkaa, markaas hadii eydaan waxba qaban kareeen dee iska casila ceebna ma ah iscasilaadu oo anba waanigan iminka is casilaya ” ayuu yidhi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews